Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xariga kajaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug kadib munaasabad lagu qabtay Wasaaradda. Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta, wasiiro ka tirsan Xukuumadda Galmudug, xildhibaano katirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, howlwadeenada wasaaradda iyo masuuliyiin kale. … Continue reading Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)